• Ururka BRICS oo ku shiraya Brazil
    Jul 8 2025
    Waddamada ku bahoobey ururka BRICS ayaa shirkoodii sannadlaha ahaa ku qabsaday Brazil. Xubnha ururka ayaa qorshaynaya inay hirgeliyaan nidaam lagaga maarmo kuu xidhnaanta Maraykanka iyo Galbeedka Yurub.
    Show more Show less
    11 mins
  • Warka SBS Somali 8 July 2025
    Jul 8 2025
    Ra'iisal wasaare Anthony Albanese, ayaa diiday baaqyo lagaga dalbaday in la dhiso guddi qaran oo ka hortaga nacaybka ka dhanka ah Yuhuudda. Golaha guud ee QM-na waxay ansixiyeen qaraar ka dhan ah kooxda Taliban.
    Show more Show less
    7 mins
  • Warka SBS Somali - July 7 2025
    Jul 7 2025
    Baanka dhexe ee Australia oo la filayo inuu hoos u dhigo dulsaarka deynta guryaha iyo mucaaradka Victoria oo dowladda ku eedeeyey inay horey u dayaceen nidaamka la shaqaynta carruurta.
    Show more Show less
    8 mins
  • Xeerarka Xannaanada Carruurta Vicitoria
    Jul 7 2025
    Victoria ayaa ka shaqaynaysa sidii ay usoo saari lahaayeen xeerar cusub oo lagu dhaqo goobaha xannaanada carruurta, ka dib markii la qabtay nin lagu eedeeyey inuu carruur faraxumeeyey.
    Show more Show less
    8 mins
  • WARKA SBS full Prog 4 July 2025
    Jul 7 2025
    Hay'adda ACCC oo shacab- weynaha uga digtey dhagar budhcadda Internet-ka ah, warysiyo iyo maqaallo kale.
    Show more Show less
    56 mins
  • Warka SBS Arbaca July 02
    Jul 4 2025
    Wararkii ugu dambeyey
    Show more Show less
    55 mins
  • Warka SBS Somali 3 July 2025
    Jul 3 2025
    Ardayda hodanka ah ayaa la sheegay inay faa'iidoda ugu badan ka heli doonaan dayn-dhimidda dowladda Australia ku samaynayso daynta waxbarashada sare (HECS)
    Show more Show less
    6 mins
  • Warka SBS Somali Full Prog 3 July
    Jul 3 2025
    Wararkii ugu dambeeyey ee gudaha iyo debeddaba
    Show more Show less
    55 mins